Ilhan Cumar oo lagu dhaliilay taageero ay u muujisay Mid ka mid ah dalalka Islaamka

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku gacan seyrtay inay u codeyso qaraar la doonayay in dil ka dhacay Armenia oo ay ka dambeeyeen dowladii Cusmaaniyiinta xasuuq loo aqoonsado. Ilhaan ayaa sheegtay in haddii tallaabadaas la qaadayo lagu soo daro xasuuqyadii taariikhiga ahaa ee horay u dhacay. Ilhaan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga, lagana soo doorto … Continue reading Ilhan Cumar oo lagu dhaliilay taageero ay u muujisay Mid ka mid ah dalalka Islaamka